HORDHAC: Man City v Man United

0
139

Baladweyne (Radio Beerlula)-Manchester City ayaa wajihi doontaa imtaxaan kulanka ay maanta Etihad Stadium ku qaabilayso dhigeeda ay magaalo xifaaltamaan ee Manchester United.

Kulankan ayaa noqonaya midkii ugu horreeyay ee Manchester Derby ah ee uu Man United layliyo tababare Erik Ten Hag isaga oo kahor tagaya Pep Guardiola oo uu mar Bayern Munich kula soo shaqeeyay.

Xogta Kulanka

Tartanka: Premier League

Garoonka: Etihad Stadium

Wakhtiga: 4:00 galabnimo xilliga geeska Africa

Garsoore: Michael Oliver