Hordhac: Man United Vs Tottenham

0
135

Baladweyne (Radio Beerlula)- Man United ayaa kulan adag waxa ay ku marti gilinayaan Tottenham kaasi oo imaanaya xilli kooxda martida ah ay ku jiraan bandhig wanaagsan xilli ciyaareedkaan

Xogta Kulanka

Manchester United ayaa badisay seddexdii kulan ee ugu danbeysay ee Premier League ee ay la ciyaareen Tottenham

Tottenham ayaa guuldarrooyin badan oo Premier League ah kala kulantay Manchester United in ka badan inta ay  kala kulantay kooxaha kale (38 jeer)

Tottenham kaliya  ay guul dareystay hal kulan 16-kii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka , 11 guul iyo afar bar bar dhac ayay wataan