Hordhac: Netherlands vs USA

0
168

Baladweyne (Radio Beerlula)- Xulalka Netherlands iyo USA ayaa furaya kulamada wareega 16-ka koobka adduunka kaas oo haatan maraya meel xiiso leh.

Xulka Netherlands ayaa doonaay in uu sii wato wacdaraha uu dhigayo isla markaas iska xaadiriyo wareega 16-ka tartanka koobka adduunka.

USA oo dhankooda ka soo baxay Group aan laga filayn in ay ka soo baxaan ayaa doonaya in ay mar kale adduunka ka yaabsadaan isla markaas gaadhaan wareega xiga.

Kulanka: Netherlands Vs USA

Tartanka: Koobka Adduunka

Wakhtiga: 6:00