Hordhac: Wolves Vs Arsenal

0
105

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Arsenal ayaa marti u noqon doonta kooxda Wolves kulan ka tirsan premier League kana dhici doona garoonka Molineux Staduim.

Arsenal ayaa doonaysa in ay sii wadato guulaha isla markaas aado fasaxa koobka adduunka iyaga oo hogaaminaya premier League.

Dhinaca kale kooxda Wolves oo ku jirta xaal adag ayaa doonaysa in ay qabato Arsenal isla markaas ka baxdo xaalada adag ee ay ku jirto.

Kulanka: Wolves Vs Arsenal

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 10:45

Garoonka: Molineux Staduim.