Hordhaca: kulamada galabta laga ciyaari doono tartanka Sere B ee Baladweyne.

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)-Garoonka kubada cagta Baladweyne ee Laqanya ayaa galabta waxaa lagu ciyaaridoona saddex kulan ciyaareed oo kamid ah tartanka Horyaalka heerka labaada.

Tartankaan ayaa soo gaaray dhamaadka wareegiisii labaad iyada loo gudbayo wareega Saddexaad.

Dhammaan kulmadaasi waxaa la filayaa in ay saddex kooxood usoo bixi doonan wareega Saddexaad ee tartanka.

                Kooxaha iyo saacadaha ay kala ciyaari doonaan