Hordhaca: kulamada galabta laga ciyaari doono tartanka Sere B ee Baladweyne.

0
39

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Garoonka kubada cagta ee laqanya ee magaalada Baladwayne ayaa galabta waxaa lagu ciyaari doonaa saddex kulan oo kamid kulamad wareega labaad ee tartanka Sera B.

kulanka ugu horeeyo waxaa wada ciyaari doono kooxaha Lions Vs Fc Alba saacada marka ay tahay 2:30pm ee duhurnimo.

kulankaa labaad ayaa soo caga dhigan doono garoonka Laqanya Studiam saacada marka ay soo buux dhaafiso 3:30pm galabnimo waxaa wada ciyaari doono kooxaha Holac Vs Nuur-Xawaad.

Kulanka ugu dambeeyo ee galabta ayaa noqon doono ciyaarta u dhaxeeysa kooxaha VIP VS Laabka.