Baladwayne ( Radio Beerlula )-Garoonka Laqanya ee magaalada Baladweyne ayaa galabta waxaa lagu ciyaarayaa kulamadii ugu badnaa abid tan iyo markii uu bilowday tartanka Sera B.
Kulanka ugu horeeyo ayaa waxa wada ciyaari doono kooxaha Midnimo Vs Fc Bulo taasi oo soo dhici doonto waqtiga geeska afrika marka soo buuxdhaafiso 2:30pm.
Halka kulanka labaad la ciyaari doono 3:30pm oo ay wada ciyaari doonaan labada kooxd Kooshin Fc Vs Doonka oo mid lagu doonayo in ay usoo baxaan wareega xiga.
Kulanka ugu dambeeyo ayaa waxaa la ciyaari doonaa 4:30 oo ay fooda isku dari doonaan kooxaha AL-Az vs Aflax Fc iyada la filaayo in hal koox usoo bixi doonto wareega Saddexaad.