Hordhaca: kulanka Buundoweyn School VS Somalia Central School

0
170

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kooxaha kala matalaya Buundoweyn School VS Somalia Central School  ayaa galabta lagu furi doonaa wareega labaad ee tartanka Macalimiinta qaar kamid ah Iskuulada ku yaalo magaalada Baladweyne maadaama horay ugu soo badiyeen iskuulada Xaawo Taako iyo Iskuulka Ileys.

kullankaan ayaa noqonaya mid kamid ah kulamda ugu xiisaha badan ee laga daawado inta uu socdo Tartanka iyadoo la filayo in ay usoo daawasho tagaan Gudoonka Kubadda cagta Gobalka iyo kan degmada , Macalimiin , Bahda garsoorka iyo Dhallinyarada.

Xogta kullanka

Macallimiinta :-Buundoweyn School VS Somalia Central School

Goobta: Buulaxaabley.

Waqtiga: 4:30 PM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here