Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kooxaha kala matalaya Somali Central School Vs Ileys institute ayaa galabta fooda isku dari doono garoonka Buula-Xaableey ee tartanka Macalimmiinta Dugsiyada ku yaalo Baladweyne.
Xogta kullanka
Macallimiinta :-Somali Central School Vs Ileys institute
Goobta: Buulaxaabley.
Waqtiga: 4:30 PM


