Hordhaca: kulanka Hormuud School VS Ibraahim Seedow School

0
104

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kooxaha kala matalaya Hormuud School VS Ibraahim Seedow School  ayaa galabta ciyaaraya wareega labaad ee tartanka Macalimiinta qaar kamid ah Iskuulada ku yaalo magaalada Baladweyne .

kullankaan ayaa noqonaya mid kamid ah kulamda ugu xiisaha badan ee laga daawado inta uu socdo Tartanka iyadoo la filayo in ay usoo daawasho tagaan Gudoonka Kubadda cagta Gobalka iyo kan degmada , Macalimiin , Bahda garsoorka iyo Dhallinyarada.

Xogta kullanka

Macallimiinta :- Hormuud School VS Ibraahim Seedow School

Goobta: Buulaxaabley.

Waqtiga: 4:30 PM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here