Hordhaca;Kulanka galabta tartanka Macalimiinta iskuulada Baladweyne

0
103

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa la filayaa in galabta laga furo tartanka kubadda cagta macalimiinta goobaha waxbarashada ee magaalada oo ay ka qeybgalayaan 10 kooxood.

Kooxaha kala matalaya iskulada Hiiraan intergrated iyo Rawdatul iimaan ayaa galabta lagu furi doonaa tartanka.

labadan koxood ayaa ku balansan garoonka Buula-xaableey ee Baladweyne waxaana ka qeybgala xubno kamid ah maamulka ciyaaraha ee gobolka ,kan degmada Baladweyne iyo masuuliyiin kale.

Ciyaarta ayaa bilaaba doonto 4;30 galabta waxaana xaadiri doona taageerayaal badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here