Hordhaca:Sehha Gate Hospital Vs Alpha Portrait

0
131

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Garoonka kubadda cagta Afyare Stadium ayaa caawa martigelin doono kullan xiiso badan oo ay isaga hor imaan doonaan Sehha Gate Hospital Vs Alpha Portrait, kaasi oo qeyb ka ah tartanka ganacsatada magaalada Baladweyne.

labadaan kooxood midii caawa badisa waxay si toos ah ugu gudbi doontaa wareega saddexaad ee tartanka.

Xogta kullanka 

Waste Management Center Vs Goodir Mall

Waqtiga: 8:00 PM habeenimo.

Goobta: Garoonka Afyare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here