Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hormuud Salaam Foundation ayaa soo gabagabeysay wajigii seddaxaad ee mashruuca shaqa-abuurka dhallinyada ku nool magaalada muqdisho
In ka badan 27 dhalinyaro ah ayaa ka faaideystay shaqo abuurkan iyagoo helay moodoyinka yar yar ee loogu adeego shirkada rikaab.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


