Horudhac: Chelsea vs Manchester United

0
556

Baladweyne (Radio Beerlula)- Garoonka ku yaalla galbeedka London ee Stamford Bridge ayaa caawa marti gelinaya kulanka uga xiisaha badan horyaalka Ingiriiska toddobaadkan marka ay caawa foodda is daraan kooxaha Chelsea iyo Manchester United.

Blues ayaa qaab ciyaareed wanaagsan ku jirta tan iyo markii uu xukunkeeda la wareegay Tababare Thomas Tuchel, halka Man United ay la tacaaleyso dhibaatooyin dhaawacyo ah.

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: England – Premier League

Saacadda ay ciyaarta billaabaneyso: 7:30 Fiidnimo xilliga geeska Afrika.

Garoonka: Stamford Bridge

Garsooraha: Stuart Attwell (England)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here