Horudhac: Liverpool vs Arsenal

0
331

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield ku soo dhoweynaysa Arsenal caawa kulan ka tirsan wareegga 16-ka ee Carabao Cup.

Liverpool ayaa eegeysa inay sii joogteyso rikoorkeeda xooggan oo ay garoonkeeda ku haysato marka ay Gunners soo dhoweynayaan caawa.

Reds ayaa guuleysatay shan kulan, wax khasaaro ahna lama kulmin todobadii kulan ee ugu dambeeyey oo ay wajahday Arsenal.

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: England – Carabao Cup

Taariikhda: Arbaco, 30 Okt 2019

Saacadda ay bilaabaneyso dheesha: 10:30 Habeennimo xilliga geeska Afrika.

Garoonka: Anfield Road

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here