Horudhac: Manchester United vs Arsenal

0
595

Baladweyne (Radio Beerlula)- Waxaa caawa dhici doono kulanka ugu weyn ciyaaraha bartamaha toddobaadka horyaalka Premier League iyadoo ay Manchester United soo dhoweyneyso dhiggeeda Arsenal.

Man United ayaa u baahan inay waddada guulaha ee horyaalka Ingiriiska kusoo laabato kaddib labadii kulammadii ugu dambeeyay oo aysan guuleysan, waxayna haatan kaalinta 10-aad kula jirtaa 18 dhibcood, halka Gunners oo ciyaartii ugu dambeysay soo garaacday Newcastle United ay leedahay 23 dhibcood iyadoo fadhisa kaalinta shanaad ee kala sarreynta horyaalka.

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: England – Premier League

Saacadda ay ciyaarta billaabaneyso: 11:15 Habeennimo xilliga Geeska Afrika.

Garoonka: Old Trafford

Garsooraha: Martin Atkinson (England)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here