Horudhaca : CADAADO VS WASIL Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug.

0
137

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxaha CADAADO IYO WASIL ayaa maanta ciyaari doona kulan kamid ah Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug.

Ciyaarta ayaa ka dhici doonta Cadaado stadium waxaana ay bilaaba doontaa 2:00 PM.

Xogta kulanka oo kooban

CADAADO VS WASIL
Waqtiga: 2:00 PM
Adado stadium