Horudhaca :DHUUSA-MAREEB VS WISIL

0
151

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxaha DHUUSAMAREB VS WASIL ayaa maanta ciyaari doona kulan kamid ah Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug.

Xogta kulanka oo kooban

DHUUSAMAREB VS WASIL
Waqtiga: 2:00 PM
Adado stadium

labada kooxood ayaa kulankan isku soo diyaariyay waxaana usoo daawasha tagi doonna taageerayaal badan oo ka socda labada kooxood iyo kuwa xiiseeya ciyaaraha.