Horudhaca FC Kalax iyo Milano SC

0
94

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa la filayaa ineey galabta ku ciyaaraan Kooxaha FC Kalax iyo Milano SC.

Tartankan oo ka bilowday garoonka Afyare ayaa waxaa ka qeyb galya 12 kooxood.

Ciyaarta ayaa bilaaba doonto 4:30 waxaana ay ka dhaceeysaa Garoonka Gantaalaha ee Baladweyne.

 

waxaa u daawasha tagi doona taageerayaal badan kuwaasi oo kala matalaya labada kooxood ee ciyaaraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here