Horudhaca : HOBYO VS GURICEEL Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug.

0
198

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxaha HOBYO VS GURICEEL ayaa maanta ciyaari doona kulan kamid ah Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug.

Ciyaarta ayaa ka dhici doonta Cadaado stadium waxaana ay bilaaba doontaa 2:00 PM.

labada kooxood ayaa kulankan isku soo diyaariyay waxaana usoo daawasha tagi doonna taageerayaal badan oo ka socda labada kooxood iyo kuwa xiiseeya ciyaaraha.

Xogta kulanka oo kooban

HOBYO VS GURICEEL
Waqtiga: 2:00 PM
Adado stadium