Horudhaca: Kooxaha galabta ciyaaraya tartanka Ramadaan Cup ee Baladweyne

0
63

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa galabta lagu ciyaari doona  kulan  kamid ah  tartanka Ramadaan Cup kaasi maraya heer gabo-gaba ah .

Kulankan ayaa u dhexeeya Kooxaha Buula-xabley iyo Holac

Waxaana diyaar garoow xoogan laga dareemaya taageerayasha labada koox  waxaana koox kasta ay isku diyaarineeysaa sidii guul ay uga soo hooy lahaayeen.

Ciyaarahan ayaa lagu ciyaari doona Garoonka Buula-xaableey