Horudhaca : Kooxaha galabta ku ciyaaraya Baladweyne.

0
64

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa galabta kuwada ciyaari doona kooxaha Doonka FC iyo Kooshin FC halka kulanka 2 aad ay iskaga hor-imaandoonaan Xornimo iyo Xidigaha.

 

Kulankaan ayaa kamid ah Tartanka kooxaha heerka 2 aad ee Baladweyne .

 

Ciyaarta  1 aad ayaa ka dhicidonto 3;00 halka midka 2 aad uu dhici doono 4;30 waxaana lagu ciyaari doonaa.