Horudhaca : kooxaha Jiiqa VS Rasaasta oo galabta fooda isdaraya.

0
59

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa galabta kuwada ciyaari doona kooxaha  Jiiqa iyo Rasaasta.

Kulankaan ayaa kamid ah Tartanka kooxaha heerka 2 aad ee Baladweyne .

 

Ciyaarta ayaa bilaaban doonta   3:30pm  iyadoo taageerayasha labada dhinac ay xili hore iska xaadirin doonaan garoonka.