Horudhaca: Kooxaha matalaya isbitaalka Ikhlaas iyo Jaamacadda Jobkey

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kooxaha kubadda cagta ee matalaya isbitaalka Ikhlaas iyo Jaamacadda Jobkey faraceeda magaalada Baladweyne ayaa caawa fooda isku dari doona garoonka kubadda cagta Afyare.

Labadan kooxood ayaa horey uga soo gudbay wareegii koowaad, waxana hadda mid kasta dadaal ugu jirta sidii ay u adkeysan laheyd joogitaanka garoonka.

Maamulada labada kooxood ayaa mid kasta kulamo qado sharaf ah ku dhirigelinaya kooxdiisa si guul uga soo hooyaan tartankan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here