Horudhaca: kulamada galabta lagu ciyaari doono Baladwayne

0
19

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa galabta kuwada ciyaari doona kooxaha FC:Alyoom iyo Dhagax jibis FC halka kulanka 2 aad ay iskaga hor-imaandoonaan Xidigaha fc Hilaal iyo iyo Al-ahliFC

Kulankaan ayaa kamid ah Tartanka kooxaha heerka 2 aad ee Baladweyne .

Ciyaarta 1 aad ayaa ka dhicidonto 3:30pm halka midka 2 aad uu dhici doono 4;30 waxaana lagu ciyaari doonaa.