Horudhaca; Kulamada galabta lagu ciyaari doono Baladweyne

0
13

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa galabta kuwada ciyaari doona Kooxaha FC laabka VIP.
halka kulanka 2 aad ay iskaga hor-imaandoonaan Dhagaxjibis VS Gorgor.

Kulankaan ayaa kamid ah Tartanka kooxaha heerka 2 aad ee Baladweyne .

Ciyaarta 1 aad ayaa ka dhicidonto 3:30pm halka midka 2 aad uu dhici doono 4;30 waxaana lagu ciyaari doonaa garoonka Laqanyo