Horudhaca; Kulamada galabta lagu ciyaari doono Baladweyne.

0
21

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa galabta kuwada ciyaari doona Kooxaha FC Nuur Xawaad Vs FC Holac.

halka kulanka 2 aad ay iskaga hor-imaandoonaan FC Camalow S.C Vs FC Al jasiira.

Kulankaan ayaa kamid ah Tartanka kooxaha heerka 2 aad ee Baladweyne .

Ciyaarta 1 aad ayaa ka dhicidonto 3:30pm halka midka 2 aad uu dhici doono 4;30 waxaana lagu ciyaari doonaa garoonka Laqanyo.