Horudhaca; Kulamada galabta lagu ciyaari doono Baladweyne.

0
16

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa galabta kuwada ciyaari doona Kooxaha Xidigaha Buundaweyn Vs FC SYL.

halka kulanka 2 aad ay iskaga hor-imaandoonaan FC Alba  Vs FC Lions

Kulamadaan ayaa kamid ah Tartanka kooxaha heerka 2 aad ee Baladweyne .

Ciyaarta 1 aad ayaa ka dhicidonto 3:30pm halka midka 2 aad uu dhici doono 4;30 waxaana lagu ciyaari doonaa garoonka Laqanyo.