Horudhaca; Kulamada galabta lagu ciyaari doono Baladweyne.

0
58

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa galabta kuwada ciyaari doona Kooxaha FC Buula Xaableey Vs FC Walaalaha.

halka kulanka 2 aad ay iskaga hor-imaandoonaan FC Gaadiidka Vs FC Hiiraan.

Kulamadaan ayaa kamid ah Tartanka kooxaha heerka 2 aad ee Baladweyne .

Ciyaarta 1 aad ayaa ka dhicidonto 3:30pm halka midka 2 aad uu dhici doono 4;30 waxaana lagu ciyaari doonaa garoonka Laqanyo.