Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa la filayaa ineey galabta ku ciyaaraan Fc Waaweyka vs Fc Jugta.
Ciyaarta ayaa bilaaba doonto 4:30 waxaana ay ka dhaceeysaa Garoonka Gantaalaha ee Baladweyne.
waxaa u daawasha tagi doona taageerayaal badan kuwaasi oo kala matalaya labada kooxood ee ciyaaraya.


