Horudhaca PSG Fc Vs FC Hilaal.

0
192

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Garoonka kubadda cagta Gantaalaha Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa la filayaa ineey galabta ku wada ciyaaraan Kooxaha PSG Fc Vs FC Hilaal.

Ciyaarta ayaa bilaaba doonto 4:30 ayaa waxaa la filanayaa inay usoo daawasho tagaan Bahda ciyaaraha oo isugu jira Macallimiin, Dhallinyaro iyo Kooxaha ka qaybgalaya tartankaan.

Xogta kullanka.

PSG Fc Vs FC Hilaal.

Goobta: garoonka kubadda csgta Gantaalaha.

Waqtiga: 4:45 PM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here