Horudhaca: Raam Studio Vs Najax Construction

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-kooxaha kubadda cagta JRaam Studio Vs Najax Construction ayaa caawa ku ciyaaraya garoonka kubadda cagta Afyare ee magaalada Baladweyne.

kulankaan ayaa ah mid aad u xiisa badan oo la filayo ineey kasoo qeybgalaan daawadayaal badan.

Waqtiga: 8:00 PM habeenimo.

Goobta: Garoonka Afyare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here