Horudhaca :XERAALE VS BALANBALE

0
115

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxaha XERAALE IYO BALANBALE ayaa maanta ciyaari doona kulan kamid ah Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug.

Xogta kulanka oo kooban

XERAALE VS BALANBALE
Waqtiga: 3:45 PM
Adado stadium

labada kooxood ayaa kulankan isku soo diyaariyay waxaana usoo daawasha tagi doonna taageerayaal badan oo ka socda labada kooxood iyo kuwa xiiseeya ciyaaraha.