Horumar dhanka ganacsiga oo laga dareemayo magaalada Baladweyne

0
175

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Dhaqdhaqaqa ganacsiga magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ah mid soo hagagayo kadib markii la qaaday isbaarooyin ooli jiray wadooyinka muhiimka ah ee soo galo magaalada.

 

Ganacsiga noocuyadisa kala duwan ayaa ah mid sidii la rabay u shaqeeyo kidib markii ay mesha ka baxdeen xirnaashiyaha oo sababi jiray in ganacsatada ay qiimaha adeegyada ay bulshada ka iiibiyaan kordhiyaan maadama iyaga laga qaadi jiray lacago dheeri ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here