Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyn waxaa sanadyadii ugu danbeeyay kusoo badanayay jaamacadaha, taaso keentay in ardeyda ka baxda dugsiyadda sare ee Baladweyne uga marman inay waxbarasho u aadaan magaalada Muqdisho ama dalka dibadiisa.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.