Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa horumar dhinacyada dhaqaalaha dhismaha iyo ganacsiga sameynaya deegaanka Istaanbuul oo hoostag degamada Kismaayo .
Deegaanka oo ahaa markii hore meel ay inta badan degaan dadka kubarakaca gudaha dalka ayaa sanadahan sameeyay horumaro lataaban karo .
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan