Horumar kala duwan oo ka jira degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

0
56

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxaa horumar dhinacyada amniga iyo waxbarashada laga dareemayaa degamada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

Sidoo kale degmada matabaan ayaa bilihii udanbeeyay laga dareemayaa horumaro dhanka bilicda ah.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan