Howlgal ka dhan dadka shida dhuxusha oo laga sameeyay gobolka Daadmareer

0
173

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Deegaanka Gobolka Daad-madheedh ee Somaliland ayaa deegaano kamid ah Gobolkaaas ka fulisay hawl-gallo lagula dagaalamayo dhuxusha .

Intii uu socday hoolgalkan ayaa lagu soo qabtay dad ku hoolana shidista dhuxusha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here