Howlgal lagu burburinayo dhismayaasha sharci darada ah oo laga bilaabay Dhuusamareeb

0
115

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka dhuusa mareeb ee caasimada Galmudug oo kaashanaya wasaarada howlaha guud ee Galmudug ayaa bilaabay howlgal lagu burburinayo dhismayaasha sharci darada ah islamarkana lagu furayo kanaalada biyo mareenka ah si looga hortago dhibaatooyinka ka dhasha daadadka roobka.

Gudoomiye ku xigeeenka dhuusamareeb cabdisamad salaad Aadan ayaa ka warbixiyay u jeedka howlgalka burburinta dhismayaasha sharcidarada ah waxana uu bulshada ka codsaday in ay la shaqeeeyaan

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed