Baladweyne (Radio Beerlula)- Ciidamada ammaanka gobolka Daadmadheed ayaa howlgal lagula dagaalamayo shidista dhuxusha iyo xaalufiinta deegaanka ka sameeyay deegaanka Daba Goryaale .
Howlgalkan ayaa lagu burburiyay islamarkana lagu gubay goob keyd ah oo la dhigay geedo la jarjaray si dhuxul looga dhigo.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq
Audio Player