Baladweyne (Radio Beerlula)-Booliska Qardho oo kaashanayo maamulka magaaladaasi ayaa sameeyay olole lagu yareenaayo ka hortag xaalufinta deegaanka.
Ciidanka ayaa gacanta kusoodhigay dadkii jaraayay dhirta iyo qalabkii ay isticmaaleeyeen.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.