Howlgal looga hortaggayo shiditaanka dhuxusha oo laga sameyay Oodweyne.

0
79

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada maamulka Soomaaliland ayaa deganada hoos yimaado magalada Oodweyne ee Gobalka Daad-mareedh ka sameeysay how gal loogo hortaggayo jarista Dhirta iyo shiditaanka dhuxusha.

 

Howgalkaan ayaa waxaa wasaaradda ka garab siiyay ciidamada Booliska ee ka howlgala magalada Oodweyne ee Gobalka Daad-mareedh.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here