Howlgallo lagula dagaalamayo nabaad guurka oo laga sameeyay Gobolka Daadmareer

0
62

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Deegaanka iyo isbeddelka Cimilada ee Gobolka Daadmareer ayaa hawgal lagula dagaalamayo dhuxusha ka fulisay deegaanada Galbeedka iyo Koonfurta Gobolka.

Ujeedka Howlgalkaan ayaa ahaay sidii loo bad-badi lahay dhirta oo muhiim u ah dadka iyo deegaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen