Howlwadeennada guddiga doorashooyinka ee gobolka Bakool oo tababar loo furay.

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Howl wadeenada Gudiga larabo in ay ka shaqeeyaan Diiwaan gelinta bulshada ku nool gobolka Bakool.

Tababarkan ayaa guddiga lagu bari doonaan casharo kusaabsan habka diiwaanglinta codbixiyaasha iyo casharo kale oo muhiim u ah shaqadooda.

Warkan Waxaa Inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here