Howlwadeennada guddiga doorashooyinka qaranka oo tababar looga furay Muqdisho.

0
146

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga dooroshooyiinka madaxa banaan ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho tababar la xiriira nidmaamka hergelinta qabashada doorosho qof iyo cod ugu qabtay qaar kamid ah shaqaalaha iyo Howl wadeenada gudigaas.

Tababarka ayaa waxaa ka qeybgalay gudoomiye ku xigeenka Gudiga dooroshooyiinka Qaranka, qaar kamid ah howl wadeenada Gudiga iyo mas’uuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here