Howlwadeenno ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo tababar loogu soo gabagabeeyay Hargeysa

0
101

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada maaliyada Somaliland ayaa magaalada Hargeysa uku soo gabagabeysay shaqaalaha Waaxda Ganacsiga ee Wasaarada Maaliyadda tababar kor loogu qaadayo aqoontooda

waxa ka qeyb galay xiritaanka tababarka Agasimaha guud ee wasaarada maaliyada Somaliland Maxamed Xasan Saleymaan ganacsatada Somaliland iyo marti sharaf kale

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here