Howlwadeeno caafimaad oo tababar looga furay Berbera.

0
145

Baladweyne (Radio Beerlula)- Isuduwaha Caafimaadka Gobolka Saaxil ee Somaliland Mubaarik Yaasiin Warsame ayaa magaalada Ber-Bera uga daahfurey shaqaalaha xarumaha Caafimaad ee kuyaalla gobolka Saaxil tababar ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa nafaqaynta caruurta.

Waxa ka qeyb galay furitaanka tababarka mas’uuliyiin katirsan gobolka Saaxil maamulka magaalada Ber-Bera iyo marti Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.