Howlwadeeno ka tirsan isbitaalka degmada Ceeldheer oo loo qabtay tababar kor loogu qaadayo xirfadooda

0
124

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa tababar kor loogu qaadayo xirfadda shaqaalaha isbitaalka degmada Ceeldheer u qabatay, si loo dardar geliyo talaalka ka hortagga oof-wareenka iyo jadeecada.

Waxa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan wasaarada caafimaadka galmudug maamulka degmada ceeldheer iyo bahda caafimaadka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here