Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maayarka caasmida hargeeysa ee Somaliland cabdikariin axmad mooge oo kulan la qaatay gudiga fulinta dowlada hoose ee hargeysa ayaa faah faahin ka bixiyay dad uu sheegay in ay dadka ku baadaan magaca dowlada hoose ee hargeysa.
Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.