Imtixaanka dugsiga dhexe ee Puntland oo la soo gaba gabeeyay.

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntaland ayaa magaalada Garoowe ku soo xirtay imtixaanka shahaadiga dugsiga dhexe ee Fasalka 8aad

Imtixaanka shahaadiga dugsiga dhexe ayaa lagu qabtay dhamaan magaalooyinka maamulka Puntaland iyada oo looqabtay arday gaaraysa 15, kun iyo 92 arday.